EU Commissioner Kristalina Georgieva on World Humanitarian Day 2014

By IAfrica
In Somali
Aug 19th, 2014
0 Comments
120 Views

World Humanitarian Day is observed in memory of the victims of the attack on the United Nations’ headquarters in Baghdad in 2003 which caused the deaths of 22 people, including the UN Special Representative in Iraq Sergio Vieira de Mello.

Kristalina Georgieva, European Commissioner for International Cooperation, Humanitarian Aid and Crisis Response, is in Iraq, where the European Commission is providing vital assistance to hundreds of thousands of civilians trapped by the fighting. She has made the following statement:

“World Humanitarian Day is an occasion to pay tribute to the people who risk their lives every day to help the victims of war and disasters around the world and an opportunity to highlight the humanitarian challenges we are facing.

These challenges are all too evident here in Iraq. Hundreds of thousands of people are in desperate need of help. But reaching them is being made all the more difficult by an escalating conflict. It’s no longer business as usual for humanitarian workers – not here nor anywhere else.

The rising number and the evolving nature of conflicts is making our world ever more fragile. In the Middle East we are witnessing horrific levels of violence in which there is no end in sight for the suffering of innocent civilians. Across Africa, from Mali in the West to Somalia in the East, stretching across Northern Nigeria, the Central African Republic and South Sudan, there are millions of civilians squeezed inside a belt of conflict fuelled in part by ethnic and religious hatred. Bringing relief and assistance to vulnerable children, women and the elderly is becoming more and more difficult.

And these challenges are making it more dangerous for humanitarian workers to do their jobs. The number of attacks against them has quadrupled since 2003. Last year an average of twelve humanitarian workers were killed and more than ten were kidnapped every month. Every week three humanitarians were attacked and wounded.

With the combined impact of climate change, rapid population growth in places like the Sahel and a rising tide of extremism we will inevitably see more conflict, more hunger and more people forced to abandon their homes and livelihoods.

We live in a world of enormous fragility and because of this we need to focus more on the challenges we face: for the sake of the victims of war and disasters and also for the sake of the brave men and women who put their lives on the line to help them.”

Bayaan

Brussels, 19 August 2014

Bayaanka Komishaneerka Midowga Yurub Kristalina Georgieva ee Maalinta Bani’aadamnimada Adduunka ee 2014

Maalinta Bani’aadamnimada Adduunku waxa lagu xusaa xusuustii dhibanayaashii weerarkii lagu qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Baqdaad sanadkii 2003dii. Taas oo keentay dhimashada 22 qof oo uu ku jiro Ergaygii Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Ciraaq Sergio Vieira de Mello

Kristalina Georgieva, waa Komishineerka Midowga ee Iskaashiga Caalamiga ah, Gargaarka Bani’aadamnimada, Ka jawaabista dhibaatooyinka ee Ciraaq, halkaas oo Guddiga Yurub uu ka gaysanayo taageero muhiim ah oo boqolaal kun oo dad ray’d ah oo uu dagaalku xanibay. Waxay soo saartay bayaankan hoos ku qoran.

“Maalinta Bani’aadamnimada Adduunku waa xus loogu murugoonayo dadka noloshooda khatarta u geliya maalin kasta si ay u caawiyaan dhibanayaasha dagaalka iyo masiibooyinka adduunkoo dhan ka jira, waana fursad lagu muujinayo dhibaatooyinka Bani’aadamnimo ee aan la kulano.

Dhibaatooyinkani aad bay uga muuqdaan halkan Ciraaq. Boqolaal kun oo dad ah ayaa aad ugu baahan in la caawiyo. Laakiin gaadhitaan kooda ayaa waxaa sii adkeeyay colaadaha ka huraya. Dadka ka shaqeeya hawlaha Bani’aadamnida sidii hore uma shaqeeyaan halkan iyo meelaha kaleba.

Tirada sii kordhaysa iyo guuxa colaada ayaa ka dhigaya adduunka aan ku nool nahay meel aad u jilicsan. Bariga Dhexe waxa aan ku arkaynaa heerarkii ugu darnaa ee colaada oo aan ka dhamaanayn dadka aan waxba galabsan. Markaad eegto Afrika laga soo bilaabo galbeedka Mali iyo Soomaaliya oo ku taala Bariga Afrika iyo Isku waqooyiga Nayjeeriya, Jamhuuriyada Afrikada Dhexe iyo Koonfurta Suudaan, waxaa jira malaayiin qof oo shacab ah ku dhex jira goobaha colaadu ka hursan tahay oo la isku haysto nacayb isir iyo diin. In la gaadhsiiyo gargaar iyo mucaawino caruurta nugul, dumarka iyo dadka waayeelka ah ayaa waxay noqonaysaa mid marba marka ka sii danbaysa sii adkaanaysa.

Caqabadahani ayaa waxay ka dhigayaan kuwo aad khatar ugu ah dadka ka shaqeeya arrimaha Bani’aadamnidu shaqadooda gutaan. Tirada weerarada ka dhanka ah iyaga ayaa laba laabantay ilaa iyo 2003dii. Sanadkii hore qiyaastii laba iyo toban ka mid ah dadka ka shaqeeya arrimaha Bani’aadamnida ayaa la dilay, tobanna waa la afduubanayey bil kasta. Todobaad kasta saddex ka mid ah dadka ka shaqeeya arrimaha Bani’aadamnida ayaa la weeraraa ama la dhaawacaa.

Iyadoo saamaynta arrimaha isbiirsaday ee isbedelka cimilada, korodhka degdega ah ee dadka meelaha sida Sahel iyo korodhka badda xagjirnimada ayaa shaki ku jirin in la arki doono colaado intan ka badan, gaajo intan ka badan iyo dad badan oo lagu khasbo inay ka qaxaan guryahooda iyo noloshooda.

Waxaan ku nool nahay adduun aad u nugul badan iyada oo ay sababtu sidaa tahay waxaan u baahan nahay inaan dhug u yeelanayo caqabadaha ina hor yaala. Dhibanayaasha colaada iyo masiibooyinka dartood iyo raga iyo dumarka geesiyada ah ee noloshooda khatarta u gelinaya si ay u caawiyaan kuwa dhibaataysan dartood.”

Faah-faahin dheeraad ah

Ciwaanka Maalinta Bani’aadamnimada Adduunka 2014:

http://ec.europa.eu/echo/en/news/world-humanitarian-day-2014-honouring-relief-workers-danger-around-globe

Website ka Guddida Yurub ee Gargaarka Bani’aadamnimada iyo Waaxda Badbaadada Shacabka (ECHO)

http://ec.europa.eu/echo/index_en.htm

Website ka Komishineerka Midowga ee Iskaashiga Caalamiga ah, Gargaarka Bani’aadamnimada, Kristalina Georgieva:

Be an insider! Follow


This post was originally published on this site

Share and Enjoy

  • Facebook
  • Twitter
  • Delicious
  • LinkedIn
  • StumbleUpon
  • Add to favorites
  • Email
  • RSS

Comments are closed.